Documents

Our Documents

dar daaran

dar galinta shaqaalaha shaqada maalin ah

View / Download PDF

dar-daaran

Wasiirka Xafiiska Beeraha Mudane Cabdillahi Maxamed muuse ayaa xafiiskiisa kula dar-daarmay kooxda Tageerada Wareegta(Agricultural Extension Out reach Team) kooxahan tageerada wareega ayaa loo kala dirayaa Gobalada Fafan, Siti, Erar, Shabeele, Afdheer, Iyo Libaan, Kooxahan ayaa waxay tageero joogta siinayaan Beeralayda, Khabiirada, iyo Xirfadlayaasha Fidinta Beeraha, waxayna daba-galayaan Adeegyada Fidinta beeraha ee degmooyinka, waxayna kormeer iyo qiimayn joogta ah ku samaynayaan adeeg bixinta dhanka beeraha ee ka jirta Gobalada, Degmooyibka, Maamul Magalooyinka iyo tuulooyinka, waxay isku xidhayaan, islamarkaana joogtaynayaan wada shaqaynta baahwadaagta kala duwan ee degmooyinka. Kooxaha tageerada wareega ayaa waxay ka hawl gali doonaan meel walba oo looga baahdo

View / Download PDF

XBKHD-Warbixinta Rubuca 2aad SM-2013TI-Frist

XBKHD-Warbixinta

View / Download PDF

Mashruuca Hormarinta silsilada Waxsoosaarka Qamadiga ee u adkaysiga isbadalka cimilada (CREW)

XAFIISKA BEERAHA DDS Mashruuca Hormarinta silsilada Waxsoosaarka Qamadiga ee u adkaysiga isbadalka cimilada (CREW) Xaflada xidhitaanka Tababar kor loogu qaadayay garaadka aqooneed ee wadayaasha iyo cilad bixiyayaash qalabka beeraha oo laga soo xulay gobalada shabeele,afdher,Fafan iyo liban ee dagmooyinka mashruucu ka hirgalay.

View / Download PDF

ytre

iuyt

View / Download PDF