waaxda psnp oo hada u qqaybisay babuur degmooyinka
Wasiirka Xafiiska Beeraha Mudane Cabdillahi Maxamed muuse ayaa xafiiskiisa kula dar-daarmay kooxda Tageerada Wareegta(Agricultural Extension Out reach Team) kooxahan tageerada wareega ayaa loo kala dirayaa Gobalada Fafan, Siti, Erar, Shabeele, Afdheer, Iyo Libaan, Kooxahan ayaa waxay tageero joogta siinayaan Beeralayda, Khabiirada, iyo Xirfadlayaasha Fidinta Beeraha, waxayna daba-galayaan Adeegyada Fidinta beeraha ee degmooyinka, waxayna kormeer iyo qiimayn joogta ah ku samaynayaan adeeg bixinta dhanka beeraha ee ka jirta Gobalada, Degmooyibka, Maamul Magalooyinka iyo tuulooyinka, waxay isku xidhayaan, islamarkaana joogtaynayaan wada shaqaynta baahwadaagta kala duwan ee degmooyinka. Kooxaha tageerada wareega ayaa waxay ka hawl gali doonaan meel walba oo looga baahdo
DDS ayaa degmooyinka Haroorays, Shabeelley, Qabribayax iyo Baabili ee gobolka Faafan u kala diray 600 oo kiintaal oo siidhka beeraha ah.
DDS ayaa degmooyinka Haroorays, Shabeelley, Qabribayax iyo Baabili ee gobolka Faafan u kala diray 600 oo kiintaal oo siidhka beeraha ah.
DDS ayaa degmooyinka Haroorays, Shabeelley, Qabribayax iyo Baabili ee gobolka Faafan u kala diray 600 oo kiintaal oo siidhka beeraha ah.
DDS ayaa degmooyinka Haroorays, Shabeelley, Qabribayax iyo Baabili ee gobolka Faafan u kala diray 600 oo kiintaal oo siidhka beeraha ah.
A regional joint review and implementation support mission(JRIS) commenced today in the regional finance bureau meeting hall. Throughout the day, various vertical stakeholders, including representatives from the Ministry of Agriculture, the Ministry of Finance, and the NDRC, along with horizontal stakeholders, will evaluate the nine-month performance report of the Productive Safety Net Program (PSNP-5) from the Food Security Directorate of the Regional Agriculture Bureau. Following this, joint teams will visit two selected woredas to cross-check the presented report against the actual implementation on the ground. Lastly, the vertical stakeholders will share their findings with the regional implementing bureaus.
Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS ayaa kormeer shaqo ku tagay tuulada Gabi ee degmada Hadhagaale ee gobolka Siti. Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS Mudane Cabdilaahi Maxamed Muuse ayaa kormeer shaqo ku tagay tuulada Gabi ee degmada Hadhagaale, halkaas oo laga diyaariyay dhul beereed gaadhaya 100 hiktar oo Xafiiska Beeraha heer Deegaan ugu talogalay in si rasmi ah looga beero dalaga bariiska. Kormeerkan waxaa Wasiirka ku wehelinayay Madaxa Arrimaha Xisbiga Barwaaqo ee gobolka Siti, Mudane Yaasiin Maxamed, Guddoomiye kuxigeenka degmada Hadhagaale Mudane Aadan Yoonis iyo Maareeyaha Mashruuca waraabka Kulan iyo Harawa ee Xafiiska Horumarinta Waraabka DDS Mudane Cabdilaahi Xasan. Ujeedada safarka ayaa ahaa kormeer iyo indho indhayn ku saabsan heerka diyaar garow ee dhulka loo diyaariyay in laga hirgaliyo mashruuca beerista bariiska oo ah mid istiraatiiji ah, looguna talogalay in uu qayb lixaad leh ka qaato sugnaanta cuntada iyo kobcinta dhaqaalaha Deegaanka.
Waxaa xadhiga laga jaray wajigii 5aad ee cagafyada daynta ee xukuumadu u diyaarisay beeralayda Deegaanka. Waaiirka Xafiiska Beeraha oo ay wehelinayaan maareeyaha mac'hadka cilmibaadhista, kuxigeenka Bangiga Shabeelle iyo maareeyaha wakaalada iskaashatooyinka ayaa xadhiga ka jira 50 cagaf oo ah wajigii 5aad oo loogu talo'gay inay qayb ka qataan horumarinta waxsoosaarka beeraha, iyadoo bulshadu ugu faa'iidaysanayso qaab dayn ah Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS C/laahi Maxamed Muuse ayaa sheegay in isbeddelka kaddib ay xukuumadu mudnaan gaara siisay horumarinta qalabka beeraha taas oo door muhiim ah ka qaadatay kor uqaadida dhulbeereedka deegaanka oo hada la gaadhsiiyay ilaa 1.6 Milyan oo hiktar. Iskaahaatooyinka, shirkadaha iyo shaqsiyaadka beeralayda dhamaystiray shuruuda daynta ayaa lagu wareejiyay cagafyadani.
test