Waxaa xadhiga laga jaray wajigii 5aad ee cagafyada daynta ee xukuumadu u diyaarisay beeralayda Deegaanka.
Waxaa xadhiga laga jaray wajigii 5aad ee cagafyada daynta ee xukuumadu u diyaarisay beeralayda Deegaanka. Waaiirka Xafiiska Beeraha oo ay wehelinayaan maareeyaha mac'hadka cilmibaadhista, kuxigeenka Bangiga Shabeelle iyo maareeyaha wakaalada iskaashatooyinka ayaa xadhiga ka jira 50 cagaf oo ah wajigii 5aad oo loogu talo'gay inay qayb ka qataan horumarinta waxsoosaarka beeraha, iyadoo bulshadu ugu faa'iidaysanayso qaab dayn ah Wasiirka Xafiiska Beeraha DDS C/laahi Maxamed Muuse ayaa sheegay in isbeddelka kaddib ay xukuumadu mudnaan gaara siisay horumarinta qalabka beeraha taas oo door muhiim ah ka qaadatay kor uqaadida dhulbeereedka deegaanka oo hada la gaadhsiiyay ilaa 1.6 Milyan oo hiktar. Iskaahaatooyinka, shirkadaha iyo shaqsiyaadka beeralayda dhamaystiray shuruuda daynta ayaa lagu wareejiyay cagafyadani.
Recent News
Aas-Aasida Gudiga Hagaha Iyo Gudiga Farsamada Abuurka Ee Heer Deegaan (Establishment of The Regional Seed Steering Committee and The Regional Seed Technical Committee)
Aas-Aasida Gudiga Hagaha Iyo Gudiga Farsamada Abuurka Ee Heer Deegaan (Establishment of The Regional Seed Steering Committee and The Regional Seed Technical Committee) Xafiiska Beeraha ee DDS oo kaashanaya xafiisyada heer deegaan iyo bahwadaagtiisa kale ayaa wauxuu maanta ansixiyay Gudiga Hagaha Abuurka iyo Gudiga Farsamada Abuurka ee heer deegaan. Gudidan oo hawlgali doona dhawaan ayaa waxay kor u qaadi doonaan ilaalinta sharciga abuurka, iyo hufnaanta hababka wax-soo-saarka, kormeerka, iyo qaybinta abuurka, iyagoo la jaanqaadaya yoolalka xafiisku u dajiyay siyaasada lagu maamulayo abuurka Iyadoo qaab-dhismeedkan la hirgeliyay, dadaalladu waxay diiradda saari doonaan xalinta caqabadaha waaweyn ee nidaamka abuurka, kor u qaadista iskaashiga daneeyayaasha, iyo horumarinta siyaasada abuurka si beeralaydu u helaan abuur tayo leh. Waxaan si dhow ula shaqeyn doonnaa Bahwadaagta kala gadisan si loo horumariyo dadaalkan islamarkaana kor loogu qaado nidaamka abuurka hufan, si ay uga faa'iideystaan beeralayda deegaanku guud ahaan. ****************************************************************************** Somali Region BoA has taken a major step toward strengthening its seed sector with the official endorsement of the Regional Seed Steering Committee and Regional Seed Technical Committee. These two committees will enhance coordination, regulatory oversight, and efficiency in seed production, inspection, and distribution while aligning interventions with Humanitarian-Peace-Development (HDP) Nexus goals to support food security and agricultural resilience. With this framework in place, efforts will focus on addressing key sector challenges, improving stakeholder collaboration, and refining policies to ensure farmers have access to quality seeds. Moving forward, we will work closely with partners to drive innovation and establish a more structured, accountable, and sustainable seed system for the region. #SeedSecurity #SustainableAgriculture #SomaliRegion #HDPApproach #AgriculturalDevelopment #QualitySeeds #SeedInspection
dar daaran
Wasiirka Xafiiska Beeraha Mudane Cabdillahi Maxamed muuse ayaa xafiiskiisa kula dar-daarmay kooxda Tageerada Wareegta(Agricultural Extension Out reach Team) kooxahan tageerada wareega ayaa loo kala dirayaa Gobalada Fafan, Siti, Erar, Shabeele, Afdheer, Iyo Libaan, Kooxahan ayaa waxay tageero joogta siinayaan Beeralayda, Khabiirada, iyo Xirfadlayaasha Fidinta Beeraha, waxayna daba-galayaan Adeegyada Fidinta beeraha ee degmooyinka, waxayna kormeer iyo qiimayn joogta ah ku samaynayaan adeeg bixinta dhanka beeraha ee ka jirta Gobalada, Degmooyibka, Maamul Magalooyinka iyo tuulooyinka, waxay isku xidhayaan, islamarkaana joogtaynayaan wada shaqaynta baahwadaagta kala duwan ee degmooyinka. Kooxaha tageerada wareega ayaa waxay ka hawl gali doonaan meel walba oo looga baahdo
Latest News

Updates
A regional joint review and implementation support mission(JRIS)
A regional joint review and implementation support mission(JRIS) commenced today in the regional finance bureau meeting hall. Throughout the day, various vertical stakeholders, including representatives from the Ministry of Agriculture, the Ministry of Finance, and the NDRC, along with horizontal stakeholders, will evaluate the nine-month performance report of the Productive Safety Net Program (PSNP-5) from the Food Security Directorate of the Regional Agriculture Bureau. Following this, joint teams will visit two selected woredas to cross-check the presented report against the actual implementation on the ground. Lastly, the vertical stakeholders will share their findings with the regional implementing bureaus.
Xafiiska Beeraha DDS ayaa degmooyinka Haroorays, Shabeelley, Qabribayax iyo Baabili ee gobolka Faafan u kala diray 600 kiintaal oo siidhka beeraha ah.
https://web.facebook.com/share/v/1E5GXTCQDJ/