Videos

All
Events

waa wargalin

qodashda beerah

dar - daaran beera qodida

Wasiirka Xafiiska Beeraha Mudane Cabdillahi Maxamed muuse ayaa xafiiskiisa kula dar-daarmay kooxda Tageerada Wareegta(Agricultural Extension Out reach Team) kooxahan tageerada wareega ayaa loo kala dirayaa Gobalada Fafan, Siti, Erar, Shabeele, Afdheer, Iyo Libaan, Kooxahan ayaa waxay tageero joogta siinayaan Beeralayda, Khabiirada, iyo Xirfadlayaasha Fidinta Beeraha, waxayna daba-galayaan Adeegyada Fidinta beeraha ee degmooyinka, waxayna kormeer iyo qiimayn joogta ah ku samaynayaan adeeg bixinta dhanka beeraha ee ka jirta Gobalada, Degmooyibka, Maamul Magalooyinka iyo tuulooyinka, waxay isku xidhayaan, islamarkaana joogtaynayaan wada shaqaynta baahwadaagta kala duwan ee degmooyinka. Kooxaha tageerada wareega ayaa waxay ka hawl gali doonaan meel walba oo looga baahdo

Image

digniin

dhibaahttps://www.facebook.com/share/15J1DuWJU5/2

iuy

oiu

Image